Sheekh Aadan Madoobe oo Ubax dhigay Taalada Dhagax-tuur (Daawo Sawirro)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS, mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa munaasabadda 26-juun awgeed ubax dhigay taalada dhagax-tuur, oo ka mid ah halgamayaashii Soomaaliyeed, waxaana uu salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed. Munaasabadda oo ay goobjoog ahaayeen wasiiro ka tirsan Xukuumadda federaalka Soomaaliya, Guddoomiyaha Gobolka Banadir, iyo gudiga qaban-qaabada munaasabadda. … Continue reading Sheekh Aadan Madoobe oo Ubax dhigay Taalada Dhagax-tuur (Daawo Sawirro)